Mareykanka oo Shaaciyay Khasaaraha ka dhashay Duqeyn ay ka fuliyeen Deegaanka Yaaq Baraawe

War kasoo baxay taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa lagu sheegay in weerar dhinac cirka ah ku bartilmaameedsadeen dagaalyahano katirsan Al Shabaab oo ku sugnaa deegaan katirsan gobolka Baay. Milatariga Mareykanka ayaa sheegay in duqeyn la beegsadeen goob ay Al Shabaab kasoo abaabulaan weerarada oo kutaala deegaanka Yaaq Baraawe oo katirsan gobolka Baay ee Koonfur … Continue reading Mareykanka oo Shaaciyay Khasaaraha ka dhashay Duqeyn ay ka fuliyeen Deegaanka Yaaq Baraawe